Project-ga ujeedkiisu waa in qof walba oo somali ah project-gan ku daro magac-furehiisa(username) sidoo kale in la helo taxa somalida ee hawlkan technologyada , waana meel qof walba xogtiisa kusoo dari karo.
- Hadii aadan weligaa project contribute garayn ,haseyeeshee aad github isticmaali jirtay tani noqon doonto ka qaybqaadashadaadii u horeysay.
- In dadka isku xirfadda ah ay sifudud isu heli karaan
- In qof walba uu wax ku darsan karo ,khaasatan xogtiisa.
Markii hore ujeedku wuxuu ahaa in lagu tijaabiyo kooras Afsommali ku baxaya oo lagu baranayo Git iyo Github sida ay u shaqeeyaan.
This project aims to simplify and guide the way beginners make their first contribution. If you are looking to make your first contribution, follow the steps below.
- Ugu horayn Fork dheh adigoo xaga sare ee geeska midig ku arkaya calaamada fargeetadda.
- Kedib hadi aad Git ku isticmaashid computer-kaaga clone garayso ama copy ka samayso.
- Branch ama laan la dhaho contribution/{magacaaga} ka samayso
- developers.md fur kedibna meel dhexda ah magacaaga kudar (NB:hakudarin magacaaga meesha ugu horaysa ama ugu danbeysa, sidoo kale dadka xogtooda waxba haka bedelin) -
- Fork the repo
- Clone your fork
- Create a branch eg. contribution/yourname
- edit contributors.md file and add your name in the middle to prevent merge conflicts
- stage your changes using
git add .
- Comiit your changes using this commit template
Add {yourname} to developers list
- Push your changes to your fork with
git push
- Create a pull request 🎉 🎊